Halista Soomaaliya ku keeni karto kursiga Golaha Amaanka ee Kenya ku guuleesatay

Tan iyo intii ay Somalia iyo Kenya isku haysteen ama uu ka dhexeeyay muranka kiiska Badda, waxa ay Kenya ku dedaalaysay sidii ay Somalia ugu heli lahayd miis ama awood ay ku carqaladayso dalka Somalia gaar ahaan qadiyada kala dhexaysa labada waddan ee kiiska muranka Badda. Sida aad la wada socotaan taariikhdu markey aheyd 19/06/2020 … Continue reading Halista Soomaaliya ku keeni karto kursiga Golaha Amaanka ee Kenya ku guuleesatay